Xadiis Diini ah
Xadiis Run ahaanti Cajiib Ah !!,??
QORAAL KAAN WAA QORAAL AAD UWAAACAN OO WAX BADAN OO AANAN AQOON NOO FAIDEENAYA INSHALLAH BAL AQRI ILAAA IYO DHAMAADKA QORALALKA INSHALALH WAAD KA FAIDEYSAA INSHALALH MARKAAD DHAMEESANA♥ ALLAH S.W.T*♥ KUSHUKRI ALXAMDULILALAH! MARKAAD AQRISO KADIB UDUCEE WALALKAAGA MUSLIMKAA OO QORAY SI UUU WAX BADAN KUUGU FAAIDEEYO(HAADAD U DUCEESO WALAALKAAGA MUSLIMKAA WAAXA ADNA KUU DANBI DHAAFAYA *ALLAH SWT*) JIZAKALAAHU KHEER MAHADSANIDIIN♥♥♥♥♥
asalaamu caleykum ikhwaani / akhwaatii fillah
alhamdulillah allah baa mahad leh in badan sida uu noogu nimceeyay
dusheena in badann nabad galyo iyo naxariis dushiisa ha ahaato
sayidikii rushusa khaatumadii anbiyada iyo rushusa daacigiii umada
mohamed SCW asaga iyo ehlu beetkiisii iyo intii raacday tan illa maalinta
qiyaamo ( amaa bacdu ayuhul ikhwah wal akhwaat)
ikhwaani Sidaan la wada socono in ay tahay Ducada ama baryada allaah la
baryo mid waajib lagana rabo ruux walboo allah rumeeyay inuu allah baryo
allah asagoo ka hadlaayo waajibnimadaducada waxuu yiri
(( واسألوا الله من فضله )) weydiista allaah fadligiisa
( waxoo kaloo yiri allah )
(( قل ادعوا الله أو ادعوا الرحمن أيا ما تدعوا فله الأسماء الحسنى))
(( ku dheh [muhammedoow S,C,W ] Barya allah ama barya naxariistaha
markaad tuugeesaanna ku tuuga magacyadiisa )
waxuu kaloo yiri allah weyne asagoo noo balan qaadaya inuu na aqbalaayo
(( وإذا سألك عبادي عني فإني قريب أجيب دعوة الداع إذا دعان ))
markey ku weydiiyaan adoomadeyda arinkeyga aniga waan u dhawahay
waana aqbala kan i barya markuuu wax i weydiisto ))
waxuu kaloo yiri allah asagoo noo balan qaadaayo inuu na aqbalaayo
hadaan barino
(( وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ )
waxuu yiri Rabbigiin i barya aan idin ajiibee ))
hadaba ikhwaani aan allaah sareeye barino allah weyne sareeye
asagoo ka hadalaayo kuwa dulmiilayaasha ah nafyaashooda dulmiyay ee
allah baryadiisa iskala weynaada waxuu yiri
( الَّذِينَ يَسْتَكْبِرُونَ عَنْ عِبَادَتِي سَيَدْخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ )
(( kuwa iska kibriyo cibaadada allah waxuu gilin doona jahannamo ))
hadan ikhwaani wa akhwaati u gudbo shuruudaha ducooyinka
duco walbo waxaa lagu aqbalaa 3 sharuud hadii sadaxdaas shuruud aad
heesato waad helesa waxaad bariday insha allah ida ugu horeeso oo ah
1 in aad u kali yeesha ducaadada allah adoo mukhlis ah
2 in uuusan aheen ruuxa qof cunay xaraan jirkiisa ku quudiyay
3 inuu yahay mid yaqiinsan ama rajeenaayo in la aqbalo ducadiisa
hadaba qofkii tuuga allah sokadiis sida malag nabi awliyo iyo adoon saalix
iyo dad wanagsan ee dhintay si uu allah ugu dhawaado wa qof khasaaray
oo aan wax natiijo ama ijaabo ma helo allah asagoo ka hadlaayo kuwaas
tuugo allah sokadii waxuu yiri
والذين تدعون من دونه لا يستطيعون نصركم ولا أنفسهم ينصرون
((
!!
Comments
Post a Comment